Home Warar Ayax ku habsaday beeraha Deegaanka Xero dhagaxley ee gobolka Mudug Warar Ayax ku habsaday beeraha Deegaanka Xero dhagaxley ee gobolka Mudug November 30, 2020 126 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Deegaanka Xero dhagaxley oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa xiligan fara ban ku haya Ayaxa kaasoo ku habsaday beeraha deegaanka islamarkana waxyeelo u geystay dalagyadii la beeray.