Friday, May 1, 2026
HomeWararAxmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Jubbaland ( Wareegto)

Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Jubbaland ( Wareegto)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilkii waxaa uu ka qaaday Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ( Janan).
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu shaaciyay xilka qaadista Wasiirkii Amniga, hayeeshee aan lagu faah fahin sababaha keenay xilka qaadista.

24-kii Saacadood warar soo baxayay ayaa sheegayay in Wasiirkii Amniga Cabdirashiid Janan uu wada-hadallo & heshiis la galay dowladda Soomaaliya, iyada oo arrintaasi ay keentay in Madaxweynaha Jubbaland uu xilka ka qaado.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe