Sunday, August 16, 2026
HomeWararAxmed Madoobe & Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ka wada hadlay dardar...

Axmed Madoobe & Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ka wada hadlay dardar gelinta doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka tirsan guddiga oo shalay gaaray Kismaayo si ay qayb oga noqdaan doorashada kuraasta aqalka hoose ee ku asteeysan Jubbaland.

Guddiga heer Faderaal waxaa booqashada ay ugu taveen Madaxweynaha Jubbaland ku wehlinayey Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubaland ee SEIT.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in habsami u socodka howlaha doorashooyinka ay rajo galinayso shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay in la dadajiyo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe