Tuesday, January 21, 2025
HomeWararAKHRISO:- Xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Soo Hagaageysa.

AKHRISO:- Xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Soo Hagaageysa.

Xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sarre Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo hagaageysa sidda ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare.

Waxa ay sheegeen in Xaaladdiisa Caafimaad ay hadda wanaagsan tahay,islamarkaana dhawaan uu dalka dib ugu soo laaban doono.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa bilihii lasoo dhaafay dhowr jeer Caafimaad dibadda ah aaday.

Xubnaha Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Gudddi 7 Xubnood ka kooban u xil saaray in ay baaritaan ku sameyaan sababta ka dambeysay in Ciidamada AMISOM ay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi u diidaan in uu Garoonka la galo ilaaladiisa arrintaas oo isbuucii la soo dhaafay dhacday.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe