Monday, April 20, 2026
HomeWararAkhriso:-Xaaf oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Qorsheenta

Akhriso:-Xaaf oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Qorsheenta

Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa xil-kaqaadis ku sameeyay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Ee Galmudug. Waxa uuna amray in uu Xilka sii heyn doona Wasiiru Dowlaha Wasaarada inta laga magacaabayo Wasiir kale.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe