Friday, March 29, 2024
HomeWararAKHRISO:-Xaaf Oo Maanta Tagaya Dhuusa-mareeb

AKHRISO:-Xaaf Oo Maanta Tagaya Dhuusa-mareeb

Madaxweynihii hore Ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale geele Xaaf ayaa Maanta Lafilayaa in uu Gaaro Magaalada Dhuusa-Mareeb Ee Caasimada Galmudug.

Xaaf Oo Xalay ku hoyday Magaalada Galinsoor Ee Gobolka Galgaduud ayaa Safar dhulka ah uga Soo ambabaxaya Sacaadaha Soo aadan Waxaana Lafilayaa in Saacado Kadib uu Gaaro Caasimada Galmudug.

Kadib marka uu gaaro Dhuusa-Mareeb Axmed Ducaale Geele Xaaf Waxa uu Kulamo La qaadan Doonaa Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyada oo Qorshuhuna uu yahay in uu Kaqayb galo Caleema Saarka Madaxweynaha inta uu Kusugan yahay Dhuusa-Mareeb EX-Madaxweyne Xaaf.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe