Monday, July 13, 2026
HomeWararAKHRISO: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka

AKHRISO: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulankoodii caadiga ahaa.

Ajendaha kulanka oo aan helnay ayaa ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Duulista iyo Hawada, waxaana sidoo kale ay xildhibaannada akhrinta Labaad marsiinayaan mashruuca Liil tirka.

Ammaanka guud ee xarunta golaha shacabka ayaa ah mid aad loo adkeeyey, iyadoo shaqada mudanayaasha golaha shacabka ay maalmahan dambe dar-dar ku socoto.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe