Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo Xoghayihii degmada Beledweyne.
Hoos Ka Akhriso Warqadda Xilka Qaadista:-