Wednesday, January 22, 2025
HomeWararAKHRISO:- Qodobadda laga Soo Saaray Shirkii Madaxda M/Goboleedyada ee Baydhabo.

AKHRISO:- Qodobadda laga Soo Saaray Shirkii Madaxda M/Goboleedyada ee Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta lagu soo gabagabeeyay  Shirkii u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda.

Shirka oo Socday Muddo dhawr maalin ah ayaa ugu danbeyn maanta la soo xiray waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban sedex bog.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe