Saturday, March 22, 2025
HomeWararAkhriso: Qodobada Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka oo Lagu Balan...

Akhriso: Qodobada Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka oo Lagu Balan San yahay

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaaan Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay u Codeynta Murashaxiinta u taagan buuxinta labada Xubnood ee ka banaan Guddiga la socodka Dastuurka.

Xalay ayaa waxaa lagu wargeliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya in Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 4-ta bisha May 2019 in uu jiro kulanka Golaha,isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa todobaadkiiba waxa ay kulmaan saddex maalin oo kala ah Sabtida,Isniinta iyo Arbacada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe