War-saxaafeed Maanta Kasoo baxay Xaafiiska Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Puntland Ayaa waxaa Looga hadlay Arrimo Dhawr Ah Oo Ku Saabsan dagaalka Tukaraq Ee Gobolka Sool.
Sidoo kale War-saxaafadeedka Ayaa Waxaa Loogu Jawaabay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland muusa biixi cabdi Taas Ah hadal Dhawaan Kasoo yeeray Hoggaamiyaha Soomaaliland.
Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka Kasoo Baxay Madaxtooyada Puntland:-