Sunday, March 23, 2025
HomeWararAkhriso:-Gudoomiyihi Baardheere oo xilka laga qaaday & mid cusub oo lamagacabay

Akhriso:-Gudoomiyihi Baardheere oo xilka laga qaaday & mid cusub oo lamagacabay

Maamulka Jubbaland ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii degmada Baardheere ee gobolka Gedo Cabdullaahi Nuur Xasan (Cadow) ka dib markii lagu eedeeyay Amar diido.

Waxaa sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ay u Magacowday Gudoomiyaha degmada Baardheere Ismaaciil Cabdi Shiikh Qorax.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe