Monday, April 29, 2024
HomeWararAkhriso:- Goorma Ayuu Madaxweyne Deni La Wareegayaa Xilka

Akhriso:- Goorma Ayuu Madaxweyne Deni La Wareegayaa Xilka

Waxaa la shaaciyay xiliga rasmiga ah ee Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni  iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ay xilalka loo doortay ay ula wareegi lahaayeen.

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Maalinta Isniinta ah ee ina soo aadan taariikhdana ku beegantahay 14’ka Bisha Janaayo 2019 in Madaxda cusub ee maamulka Puntland ay si toos ah xilalka ugu wareegi doonaan.

Waxaana lagu wadaa in isla maalintaas uu madaxweyne Deni uu usoo guuro xarunta dhismaha Madaxtooyada maamulkaasi looga arrimiyo, halkaasi oo uu deganaan doono ilaamaa ay ka dhamaaneyso shanta sanno ee muddo xileedkiisa ah ee loo doortay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe