Thursday, May 28, 2026
HomeWararAfhayeenka Xukuumadda Mocalimuu oo Xildhibaan Golaha Shacabka loo doortay

Afhayeenka Xukuumadda Mocalimuu oo Xildhibaan Golaha Shacabka loo doortay

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa weli waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee Golaha Shacabka

Maxamed Ibraahim Moalimuu ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#068 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Beledweyne.

Kursiga Hop#068 ayaa waxaa horay ugu fadhiday Faadumo Faarax Ibraahim, balse sanadkaan laga wareejiyay, isla markaana uu ku guuleystay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Moalimuu.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe