Saturday, May 2, 2026
HomeWararAbaar weli ka jirta degaano ka Tirsan Gobolka Gedo

Abaar weli ka jirta degaano ka Tirsan Gobolka Gedo

Waxaa biyo la’aan ayaa ka taagan tahay gobolka Gedo, halkaas oo dadka iyo duunyadaba ay xaalad adag wajahayaan.
Roobab yar oo ka da’ay deegaannada qaar ayaa rajo geliyay dadaka gobolka, balse waxaa muuqata in aanay sii socon.
Dhanka kale, waxaa socda dedaallada ay dadka gobolka iyo qurba-joogtooda ugu gurmanayaan qoysaska dhibaateysan.
Sheekh Maxamed Gaboobe Cabdi oo ah gudoomiyaha guddiga abaaraha ee gobolka Gedo ayaa sheegay in biyo la’aan ay ka jirto gobolka isla markaana ay socdaan howlaha biyo dhaaminta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe