Wednesday, April 29, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Galmudug oo Sheegay In Ay Muhim Tahay Sii Hormarinta Amniga Galkacyo

Dhageyso:-Galmudug oo Sheegay In Ay Muhim Tahay Sii Hormarinta Amniga Galkacyo

Wasiirka Tamarta Iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka Hadlayay Amniga Iyo Hormarka Galkacyo Ayaa sheegay In Ay Muhimtahay Sii Hormarinta Howlaha Hormarineed Ee Shacabka Gobolka Mudug Qaas Ahaan Shacabka Galkacyo.

Waxaa uu sheegay In Siwada Jir Ah Loosii Joogteeyo  Nabadeenta shacabka Galkacyo oo uu sheegay in Ay Baahi Ween Uqabaan Hormarin Nabadeen oo Ay Gaaraan.

Waxaa Uu Intaasi Raaciyay Mahadcolin Balaaran oo uu Usoojeediyay Cidkasta oo Gacan Ween Kageysatay Nabadeenta Galkacyo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe