Magaalada muqdisho bilihii la soo dhafay waxaa ka socday dhul Boob xoogan oo dad badan laga barakiyay dhulkii ay ku noolaayeen.
Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Xasan Cusmaan Gacal, ayaa xilka laga qaaday kaddib markii uu qoray warqadan uu uga soo horjeestay dhul jaamacadda Umadda leedahay oo la boobayay.
Hoos ka Akhriso warqada uu qoray Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ee xilka laga qaaday maanta.


