Sunday, June 28, 2026
HomeWararGudahaDHAGEYSO: Dabkii suuq bacaad oo shaki badan dhaliyay

DHAGEYSO: Dabkii suuq bacaad oo shaki badan dhaliyay

Dab xooggan oo khasaare geystay ayaa ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho kaas oo sababay khasaare hantiyeed oo baaxad leh

Dabku wuxuu si degdeg ah ugu fiday qaybo badan oo suuqa ka mid ah, iyadoo halkaas ay ku burbureen hanti badan oo ay lahaayeen ganacsato yaryar.

Suuq Bacaad ayaa ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa 30kii sano ee la soo dhaafay gubtay marar badan kuwaasoo geystay khasaarooyin malaayiin dollar gaaraya.
Hoos ka dhageyso:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe