Monday, June 29, 2026
HomeWararGudahaDagaal ka socda magaalada Beledxaawo

Dagaal ka socda magaalada Beledxaawo

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal mar kale ka qarxay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo laga maqlayo rasaas culus iyo madaafiic.
Goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in tiro madaafiic ah ay ku dhaceen guryo ay deggan yihiin dadka shacabka ah iyo weliba xerada  UK ee ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya.
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dagaalka, wallow aan la weli la ogeyn.
Sidoo kale, dadka shacabka ah ayaa ka barakacaya gudaha magaalada Beledxaawo, iyaga oo gaarey deegaanno ay kamid yihiin magaalada Mandheera.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe