Saturday, May 16, 2026
HomeWararGudahaDFS oo faahfaahin ka bixisay howlgallo ka dhacay Shabeelaha Dhexe

DFS oo faahfaahin ka bixisay howlgallo ka dhacay Shabeelaha Dhexe

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ee macawiisleyda in ay weerarro cir iyo dhul ah ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen ‘AS’ sida hadlaka loo dhigay.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka Wasaaradda Gaashaandhigga XF:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe