Wednesday, July 1, 2026
HomeWararGudahaDowladda Itoobiya oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee...

Dowladda Itoobiya oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa cambaareysay weerarkii argagaxiso ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa cambaareysay falkii argagixiso ee foosha xumaa, waxayna tacsi u dirtay qoyskii uu ka geeriyooday.

Itoobiya waxa ay ku celinaysaa sida ay uga go’an tahay in ay garab istaagto shacabka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira argagixisada, ayaa warsaxaafadeedka ay wasaaraddu sii raacisay.

QORAALADA LA XIRIIRA

14 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe