Sunday, June 21, 2026
HomeWararGudahaDEG DEG:- Taliyahii Booliska Degmada Cadado iyo shacab ah oo...

DEG DEG:- Taliyahii Booliska Degmada Cadado iyo shacab ah oo ku dhaawacmay is rasaaseyn ka dhacday cadaado.

Taliyaha Booliska Degmada Cadado Taliye Xuseen iyo Qof shacab ah ayaa ku dhaawac may is-rasaaseen kadhacday Gudaha Magaalada Cadaado.

Iska hor imaadka ayaa kadhashay muran ka bilowday dhul waxaana xigay dhawaqa Rasaas ay isku adeegsadeen Booliska iyo dad shacab ah.

ma jirto wax war ah oo ka soo baxay madaxda degmada cadaado oo ku adaan is rasaaseyntaan ka dhacday magaalada cadaado.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe