Saturday, July 4, 2026
HomeWararDibaddaMaxay ka wada-hadleen madaxweyne Laftagareen iyo saraakiisha Ciidamada Itoobiya{sawirro}

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Laftagareen iyo saraakiisha Ciidamada Itoobiya{sawirro}

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga Hadlayey Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed la qaatay Saraakiisha Ciidanka Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka ATMIS.

Kulanka Ciidanka Itoobiya iyo Madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa imaanaya xili ay dhawaan shaacisay DFS in ay dalka ka baxayaan Ciidankan, hasa’ahaatee ay ku gacansayrtay go’aankaasi Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe