Monday, August 24, 2026
HomeWararDibaddaWAR CUSUB : Diyaarad ATMIS ah oo shil ku gashay magaalada Jowhar.

WAR CUSUB : Diyaarad ATMIS ah oo shil ku gashay magaalada Jowhar.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaas uu ka dhacay shil diyaaradeed.

Sida wararka ay sheegayaan  Diyaarad xamuul ah oo u rarnayd ciidanka ATMIS ayaa waxay ka baxday dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee Magaalada Jowhar.

Goobjoogayaal ayaa ku waramay in diyaarada Xamuulka ah uu ka kacay dab inkastoo aan la soo sheegeen khasaare nafeed oo ka dhashay shilkan maanta ka dhacay Garoonka magaalada Jowhar.

Maamulka  magaalada Jowhar wax faahdfaahin ah ma uusan ka bixin , shilka diyaaradeed ee maanta ka dhacay magaalada.

QORAALADA LA XIRIIRA

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe