Tuesday, August 25, 2026
HomeWararDibaddaMadaxweynaha Hirshabeelle oo magabaacis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magabaacis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magacaabis iyo isku shaandhweyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiiradda Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa xilka looga qaaday Wasiiro ka tirsanaa Golaha Wasiiradda Hirshabeelle, islamarkaana sido kale la isku badalay qaar ka mid ah Wasiiradda.

Magacaabista iyo isku shaandheynta qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda Hirshabeelle ayaa timid, kadib markii dhawanahaan ay soo baxayeen cabasho ka imaaneysay qaar ka mid ah beelaha dega Hirshabeelle oo ka cabanayay habka qeybsiga Golaha Wasiiradda.

Tabashada laga qabo habka awood qeybsiga Hirshabeelle ayaa ah mid taagan tan iyo markii la yagleeyay maamulka Hirshabeelle sanadkii 2016-kii.

Hoos ka akhriso wareegtada magacaabista iyo isku shaandheynta oo dhameystiran:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe