Monday, August 24, 2026
HomeWararDibaddaHirshabeelle oo xilkii ka qaaday Duqii Baladweyne & mid cusub u magacoowday.

Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Duqii Baladweyne & mid cusub u magacoowday.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa Xilkii ka qaaday Duqii magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, isaoona magacaabay Duqa cusub ee magaalada.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiir Cabdi Daahir ayaa waxaa xilka Duqa ee Baladweyne loogu magacaabay inuu noqdo Cabdullaahi Salaad kugeey, kaasi oo bedelaya Duqii hore ee magaaladaasi Nadar Tabaax  Macalin.

Hay’adda ammaanka Maamulka cusub Hiiraan iyo kuwa Baladweyne ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan Cabdullaahi Salaad kugeey, isla markaana waxaa isna mas’uulka cusub laga dalbaday inuu si toos ah u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

Hoos  ka Akhriso Wareegtada magacaabista.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe