Tuesday, July 14, 2026
HomeWararDibaddaRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka, ahna Wasiirkii A/Dibedda Itoobiya oo iscasilay

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, ahna Wasiirkii A/Dibedda Itoobiya oo iscasilay

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Ethiopia Demeke Mekonnen ayaa is casilay.

Waxaa uu xilka soo hayey tan iyo bishii November 2020ka.  Lama shaacin sababaha uu isku casiley, hase yeeshee waxaa uu ka soo jeedaa qowmiyadda Amxaarada oo haatan dagaal culus oo hubeysan kula jirta Dowladda Ethiopia ee Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Dalka Ethiopia waxaa ka taagan dagaalo sokeeye oo qowmiyado ku saleysan, kuwaas oo khatar ku ah amniga dalkaasi iyo kan gobolka intaba.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe