Shir looga hadlayo sidii wax looga qaban lahaa kiisaska sii kordhaya ee cudurka Kansarka ayaa maanmta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qaybgaleen dhaqatiir Soomaali iyo Turki ah, maamulada Isbitaalada qaarkood iyo bahda caafimaadka.
Kulanka ayaa lagu gorfeeyey in uu hooseeyo wacyiga bulshada Soomaaliyeed ee cudurkan la xiriirta, iyadoo qalabka caafimaad iyo dawada wax looga qaban karo ee dalka laga heli karana ay aad u koobantahay.
Halkan ka daawo Shirka

