Saturday, August 8, 2026
HomeWararDibaddaXildhibaano heer fadadaar ah oo shegay in laascaanood tahay degmo ka tirsan...

Xildhibaano heer fadadaar ah oo shegay in laascaanood tahay degmo ka tirsan Somaliland.

Xildhibaan Cabdi Qowdhan Warsame, Xildhibaan Gobsan Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa baraha bulshada isku dhaafsaday hadallo xanaf leh oo ka dhashay safarkii hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo Muqdisho yimid.

Ugu horeyn Xildhibaan Maareeye ayaa soo saaray qoraal uu ku muujiyey sida uu uga xunyahay in maqaam sare ay shacabka Muqdisho iyo xukuumadu ku soo dhaweeyaan wafdigii ka socda Khaatumo ee shalay yimid Muqdisho.

Xildhibaan Maareeye waxaa u soo jawaabay Xildhibaan Cabdi Qowdhan oo soo saaray qoraalkaan hoose:⬇️

“Danjirayaashii kala goynta umadda Soomaaliyeed muqdisho u fadhiyi jirey waxay bilaabeen Cabaad iyo masayr

QORAALADA LA XIRIIRA

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe