inta Laxaqiijiyay 5 qof ayaa ku dhaawacantay dagaalka Saaka malayshiyo hubaysan oo kasoo jeeda dhabad kusoo qaadey dad xoolo dhaqato ee dagan deeganada bali seenyoone.bali sokor.laan jaamac colaad.iyo calicad marka laga sootago qasaaraha dhaawac majiraan cid kudhimatay dagaalka waxaana wali taagan xiisada kadhalatay weerarkaas. Mana jirto cidka katirsan mamulka galmudug oo kubaxday halka xiisadu kataagantahay.waxaana jira gurmadyo sookala gaaraya labada dhinac
Privacy Policy
This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

