Monday, June 22, 2026
HomeWararDibaddaBeel soo bandhigtay ciidan la dagaalamaya AS{sawiro}

Beel soo bandhigtay ciidan la dagaalamaya AS{sawiro}

Masuuliyin ka tirsan Dawladda Fedraalka ah iyo
Dawlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta
kormeeray Ciidamada Difaaca Dadka deegaanka
kuwaas oo isku diyaarinaya in ay ka qaybgalaan
dagaalka Khawaarijta looga xoreynayo dalka ee ku
sugan gudaha iyo hareeraha Degmada Baxdo ee
gobolka Galgaduud.
Masuuliyintaan oo ay ka mid yihin Wasiir ku
xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf
Alcadaala, Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye,
Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan {Joon} iyo
xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Galmudug iyo
maamulka degmada Baxdo ayaa ilaa afar goobood
oo kala duwan ku boogday Ciidamada Shacabka
deegaanka ee macawislayda kuwaas oo isku soo
abaabulay ka qayb qaadashada dagaalka
Khawaarijta,
Maeuuliyinta ayaa Cidamada ujeediyay dhiirigalin
iyo dardaaran ku aaddaan halganka looga soo
horjeedo Khawaarijta.
Galmudug waxaa si xowli ah uga socda abaabulka
bulshada oo qayb ka ah Dagaalka lagu ciribtirayo
Khawaarijta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe