Friday, April 24, 2026
HomeWararDibaddadeg Deg:qarax ka dhacay shabeelaha hoose.

deg Deg:qarax ka dhacay shabeelaha hoose.

DEG DEG- In Kabadan 15 Qof ayaa ku Geeriyootay Kudhawaad 4 qof oo Kalena dhaawacyo Culus ayaa soo gaarey Kadib Markii Miino ay qabsatay Gaari B-L ah oo Saakey ka baxay Magaalada Marka Kunasii Jeeday Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh.hoose,

Qaraxa ayaa ka dhacay Wadda u dhexeysa Shalanbood iyo Danow gaar ahaan Agagaarka Beeraha Abiikarow, Waxaa Geeriyoodey Inta Badan Dadkii Saarnaa Geeriga Qaraxu qabsadey,

Meydadka iyo Dhaawacyada ayaa Hadda geeyay Deegaanka Shalanbood sida Maamulka Degmada ay inoo sheegeen,

Wixii ku soo kordho halkan kala soco

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe