Wednesday, August 5, 2026
HomeWararDibaddaDEG DEG: Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu duqeeyey Shabeelaha dhexe

DEG DEG: Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu duqeeyey Shabeelaha dhexe

Howlgal lagu burburiyey fariisin ay leehaayeen maleeshiyaad Khawaarij ah, gadiid iyo saanad ciidan ayaa ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah waxay ka fuliyeen galabta deegaanka Sigato oo hoos taga degmada Ruunnirgood ee gobalka Shabeellaha dhexe.

Howlgalkaan ayaa khasaaro xoog leh waxaa lagu gaarsiiyay danbiilayaashii Khawaarijta ahaa ee sugnaa goobta uu howlgalka ka dhacay.

Goor dhow la soco faah-faahin dheeraad ah iyo khasaaraha dhabka ah ee Khawaarijta ka soo gaaray howlgalkaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe