Gudoomiye ku xigeenka degmada cadaado Cabdixakiin Maxamad Cali  ayaa ka hadlay dadka jara Geedaha ee dhuxusha ka dhigta asigoo sheegay in ay jiraan dad doona in ay xaalufiyeen deegaanka geedaha ku yaala loona baahanyahay in la soo sheego dadka jara geedaha side tabaalo loogu qaado.
Waxaa uu side kale baaq u diray dadka ku nool deegaanada hoostaga degmada caadaado.
Hoos ka dhageyso: warbixin uu  ka diyariyay  wariyaheen..

