Thursday, April 30, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Madaxwaynaha Putland Oo Si Kulul uga Hadlay Xiisada gobolka Sool

Dhageyso:-Madaxwaynaha Putland Oo Si Kulul uga Hadlay Xiisada gobolka Sool

Madaxwaynaha Maamulka Putland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa manta Hortagay Xildhibaanada Maamulka Putland .

Madaxwayne Gaas ayaa Xildhibaanada Kahorjeediyay Qudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Waxa uuna si kulul Uga Hadlay Xiisada Gobolka Sool Ee u dhaxaysa Maamulada Putland Iyo Soomaaliland.

Dhanka kale madaxwayne Gaas oo sii watay Qodbadiisa ayaa Waxa uu Tilmaamay in Dawlada Egland aysan Bixin Karin Gobolka sool maadaama uu horay ugu andacooday Madaxwaynaha Maamulka Soomaaliland In engriisku uu siiyay Gobolka Sool.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe