Thursday, April 23, 2026
HomeWararAlshabaab oo gudaha u galay hotel ku yala xeebta Liido.

Alshabaab oo gudaha u galay hotel ku yala xeebta Liido.

Weerar ku billowday qaraxyo ayaa caawa lagu qaaday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayada oo la maqlay dhowr qarax oo is-xigxigay iyo rasaas xooggan.

Xog ay heshay warbaahinta ayaa sheegeysa in dagaal-yahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay galeen hotel Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido, ayaga oo adeegsanaya weerar qaraxyo ku billowday.

Wararka soo gaaraya Muqdisho ayaa sidoo kale sheegaya in la maqlayo rasaas xooggan oo dhaceysa, waxaana loo maleynayaa inay u dhaxeyso Al-Shabaabka iyo ciidamada dowladda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe