Tuesday, May 26, 2026
HomeWararKhasaaraha ka dhashay qabow daran oo kajira Mareykanka oo kordhay

Khasaaraha ka dhashay qabow daran oo kajira Mareykanka oo kordhay

Qabow daran oo baraf wata oo qabsaday inta badan Mareykankai ayaa sababay koronto la’aan ku dhacday in ka badan 700,000 oo Guri.

Sidoo kale ugu yaraan 16 ayaa ku dhintay shilalka baabuur ee la xiriira cimilada, kumanaan kalena waa ay go’doomiyeen sababo la xiriira baajinta duulimaadka diyaarahada.

Madaxda Mareykanka ayaa soo saaray digniin ay u dirsyaan Shacabka taas oo ah inay socodka badan yareeyaan si aysan waxyeelo u soo gaari

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe