Friday, August 7, 2026
HomeWararBooliska Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday

Booliska Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar iyo dhigiisa dalka Ethiopia General Damelesh Garbamichel ayaa magalada Addis Ababa ku kala saxiixday iskaashi oo dhanka  amniga ah  iyo sare u qaadista tababarada aqoonta booliiska.

Ciidanka booliska Federaalka ah ee Itoobiya kan Soomaaliya ayaa hadda ka dib wadaagi doonnaa xogaha kala duwan ee la xariira shaqada ciidanka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe