Thursday, June 25, 2026
HomeWararDeg deg qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho.

Deg deg qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho.

  1. Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay xerada Nac-nac oo ay ku tababartaan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu dhacay xilli ciidanka aysan ku jirin tababar.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay gudaha xerada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe