Tuesday, May 26, 2026
HomeWararShir Muqdisho ugu furmay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada.

Shir Muqdisho ugu furmay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada.

Shirkaan oo a soo qaban qaabisa Wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambeeyay kadib markii todobaadkii hore Wasaaradaha Maaliyadda dowlad Goboleedada a ku dhawaaqeen ina xiriirka u jareen la Shaqeynta Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa wadashaqaynta labada dhinac iyo qaybsiga 100m oo ka timid Baanka Adduunka, taasi oo ay maamulladu diideen in laga siiyo wax ka yar toban milyan midkiiba, sida ay sheegeen.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe