Monday, May 25, 2026
HomeWararWeerar madaafiic ah oo lagu qaaaday Saldhig Ciidamada liyuu Boolis.

Weerar madaafiic ah oo lagu qaaaday Saldhig Ciidamada liyuu Boolis.

Wararka naga soo gaaraya degaanka Yeed oo katirsan Gobolka Bakool ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in Saldhig Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka halkaasi ku leeyihiin ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.

 

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen jugta madaafiicda oo qaarkood ku dhacday Xerada Ciidamada liyuu Boolis ee degaanka Aato ee gobolka Bakool, balse aysan cadeyn karin qasaaraha ka dhashay.

 

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe