Sunday, July 26, 2026
HomeWararGalmudug oo bilowday deegaameynta dadka soo barakacay

Galmudug oo bilowday deegaameynta dadka soo barakacay

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay wehliyaan masuuliyeen ka tirsan Galmudug ayaaa maanta dhagax dhigay dhismaha boqolka guri ee deegaameynta loogu sameynaayo dadka barakacyaasha ah ee Magaalada Gaalkacyo.

Dhagax dhiga munaasabadan ayaa waxa ka soo ka qeyb galay Gudomiyaha Gobolka mudug Ahmed xuseen Shire Bukhaari iyo gudomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo.

Xubno ka socday Wasaaradaha Arimaha Gudaha & mida howlaha guud iyo guriyeynta Galmudug, Masuuliyeenta Hay’adaha UNCHR, NRC.iyo odayasha dhaqanka Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada .

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa sheegay dhismaha guryahaan inay wax weyn tari doonaan dadka barakacyaasha ah iyo dadka deeganka islamaarkaana ay unoqon doonaan is dhexgal bulsho.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe