Tuesday, May 26, 2026
HomeWararQaramada Midoobay oo ka digtay heerka gaajada iyo macluusha Yemen

Qaramada Midoobay oo ka digtay heerka gaajada iyo macluusha Yemen

Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, dalka Yemen waxaa ka jira masiibo bani’aadannimo tii ugu xumeyd, kadib marki ay malaayiin qof wajahyeen gaajo iyo macluul ka dhashay dagaalka sokeeye ee halkaasi ka socda.

Hadda, Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa wada dadaallo nabadeed oo hadafku yahay in lagu damiyo colaadda muddada ka taagneyd dalka Yemen.

Dalka Yemen ayaa waxaa muddo tobanaan sano ah kajira dagaalo lagu hoobtay, waxaana dadkii deganaa dalkaas ay u barakaceen qaar kamid ah dalalka Caalamka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe