Sunday, November 8, 2026
HomeWararDiyaarad ka timid maanta Imaaraat-ka carabta oo kasoo degtay garoonka Muqdisho

Diyaarad ka timid maanta Imaaraat-ka carabta oo kasoo degtay garoonka Muqdisho

Diyaarad maanta kasoo degtay magaalada Muqdisho kana timid Waddanka Iskutaga imaaraat-ka carabta ayaa waxay keentay gar gaar bini’aadanimo.

Wasiirka Wasaarada gar gaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa la wareegtay diyaaradii seddexaad oo bil gudaheed deeq mucaawino ah keentay.

Dawlada iskutaga imaaraat-ka carabta ayaa waxay sheegtay inay sii wadi doonto kaalmo siinta dadka ay Abaaruhu kusaameeyeen Soomaaliya.

Tan iyo sanadkii hore dhamaadkiisa markii RW Rooble uu dib usoo celiyey xiriirkii kala dhaxeeyey Soomaaliya Dalka UAE waxa dib ubilowday gurmadka ay usameenayaan dadka ay abaartu hala keysay gobollada dalka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe