Sunday, August 16, 2026
HomeWararWasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland oo Xildhibaan loo doortay

Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland oo Xildhibaan loo doortay

Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Xasan Rooble ayaa ku soo baxay xildhibaan Golaha Shacab JFS, doorasho ka socota xerada 54’aad ee Garoowe.

Wuxuu heley 93 cod, deegaan-doorashadiisu waa Buuhoodle.

Rooble ayaa ka mid ahaa Shaqsiyaadka sida weyn ugu dhow Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Deni.

Doorashada ayaa wali ka socota Garowe wali waxaa dhiman Saddex kursi maadaama la qorsheeyay Shan kursi maanta

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe