Tuesday, May 26, 2026
HomeWararDuufaanta Tsunami oo ay mar kale halisteedu soo laba kacleysay

Duufaanta Tsunami oo ay mar kale halisteedu soo laba kacleysay

Mowjadaha duufaanta iyo dhul gariirka is wata ee Tsunami, ayaa ku dhufatey dalka jaziiradda yar ah ee dhaca badda Pacific-ga ee Tonga.

Waa markii labaad ee uu dhulgariirka ka dhaco badda hoosteeda laba maalmood gudahood jaziiraddani.

Dadka deegaanka, ayaa laga dalbadey iney u guuraan goobo uu jooggoodu sarreeyo.

Kal hore ayey Soomaaliya dhibaato kasoo gaartey, iyadoo ku beegneyd sanadkii 2004-tii, markaasoo duufaantani loo baxshey Tsunami, taasoo wax yeeleysay dalal badan, oo ku yaalla Asia.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe